Wasiirad Khadiijo oo ficil halis ah ka sameysay garoonka Aadan cadde (Sawirro+Video)

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa maanta mar ay ka soo laabatay dalka Turkiga waxay diiday in laga baaro cudurka Coronavirus. Wasiiradda oo tagtay wadanka Turkiga oo raadka cudurkan Coronavirus laga helay ayaa si cad uga diiday shaqaalaha waaxda Caafimaadka Garoonka Aadan cadde inay baaraan. Muuqaal laga duubay ayaa la arkayey wasiirada … Continue reading Wasiirad Khadiijo oo ficil halis ah ka sameysay garoonka Aadan cadde (Sawirro+Video)